Qarax Lagu dilay Masuuliyiin oo goordhaw ka dhacay Duleedka magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso oo ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho lagu dilay ,masuuliyiin katirsan maamulka deegaankaasi iyo dad kale oo la socday. Masuuliyiin katirsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa noo xaqiijiyay in qaraxa miino lagu dilay Gudoomiye kuxigeenkii amniga iyo Siyaasada Deegaanka Garasbaaley Cali Maxamed (Cali Jareere ) iyo … Continue reading Qarax Lagu dilay Masuuliyiin oo goordhaw ka dhacay Duleedka magaalada Muqdisho